Waa maxay sababta dunidu ay ugu mashquulsan tahay filimka caanka noqday ee Squid Game.

Taxanaha SQUID GAME Kuuriyada Koonfureed ay soo saartay ayaa qabsaday xiisaha daawadayaasha adduunka oo dhan. Maalmo gudahood markii la siidaayay, filimka ayaa si dhaqsi ah ku noqday mid ka mid ah aflaanta aadka looga daawado Netflix. ‘Taxanihii ugu weyn abid’: Sidaasi Netflix ayaa ka tiri Game Squid. Filimkaani waxa uu soo baxay 17kii Sebtembar 2021. … Continue reading Waa maxay sababta dunidu ay ugu mashquulsan tahay filimka caanka noqday ee Squid Game.